muxu yahay real world assets (RWA)
waa hanitda dhabta ah ee jirta oo lo bedalay qaab digital ah si logu istcmalo suuqyada blockchain iyo maliyadah digitalka ah sido kale baa bridge isku xira Traditional finance iyo blockchain wana mid kamid ax exchanges ka crypto sida,IA COINS.MEME COINS.AGENTS COINS.RWA waa kuwa ugu waa wayn ee la malgshado wana qasab qofkasto crypto currencies ku jiraa coins haysto
hadaba waxan kula wadagi dona 5 coins ee ugu fican ayna tahayy inaad haysato
1.chainlink
chainlink waa kan ugu wayn real world assets(RWA) kaas haa oo hada so wada marshucyo aad uwawayn laga yaba in meel sare gadho hada wuxu maraya 15 dollar all the time Hight kisa waa 55 usd ah malmaha so socda waxa la filaya inu garo ilaa 20 usd
2.avalache
avalanche waa coin labad ee ugu wayn Real world assets (RWA) kaas isaganu aad muhim ugu ah inaad haysato ugu yaran waa inaad labo xabo ku haysato hada wuxu maraya 2o usd all time Hight wuxu ah 150 usd ah marka wax la filaya inuu meshisa ku laabto
3,quant
quant wuxu isku xiraa traditional iyo blockchain wana kan 3 ee ugu wayn real world assets(RWA) hada wuxu maraya 78 usd ah qimihisa ayaa ka garaneysaa inuu yahy coin muhim ah oo lacag badan laga faidi karo halkii ugub sareysay uu garayy wax weyan all time Hight waa 400 usd ah marka waa daremaysa coinka ilaa halkas gadhayy inuu meel saro gadhi karo hadana
4.algarond
algarond wa coinka 4 ee ugu wayn real world asstes hada wuxu maraya 0.21 all the Hight waa 3 usd ah marka hadii aad kasoo racdo 0.2 u gadho 3 dollar meshas adi faido aad badan ayaa kugu jirta yuu ku dhafin
5.mantra
mantra waa coin ka 5 ee ugu wayn Real world assets waa projects ugu muhimsan weyan RWA hada wuxu maraya 6.55 all most waa 7 usd ah meshii ugu sareysay uu gadhayy waxa weyan 9.4 marka ka faideystaa waa coinska ugu muhimsan real world assets



0 Comments