Sidee online lacag loga sameya
■ inaad lacag ka samaysid social media adigo waxba aan qaban waa waa fursad aad u wayn oo dunida kusoo koradhay 15 sano ee ugu danbeyayy adunka,inaad lacag ka samaysid onlin ta adigon wax lacag ah ku malgalin hadana lacago badan ka samaysid aad ayay u fududahyy 2025 hadaba waxan kula wadagii donaa shanta melood ee ugu fican 2025 lacag badana ka shaqayn kati waliba qab aad ufudud adigon. Wax lacag ah galin sido kale waxan kula share garayn donaa adigon wax lacag ah galin waliba adigo joga gurigaga, gobtada shaqo,ama waxbarshada adigo ku jira inaad lacag samayaysid, maxa kawacan adigo waxbarashada ama gurigiaga joga malin kaste lacag shaqaysid tasi waxay ubahan tahay dadal jogto ah iyo xoga maskax si waxan aad rabtid uga bidho dhalisid
1● youtube
Youtube waa shirkada ugu wayn ee video lasoo dhigo isla markana qofkaste oo channel leh isla markana buxiyay shurudihi loga bahna, youtube inaad lacag ka samaysid ad ayay ufududahy oo maxa yelayy kaliya wax lagaga bahan yahay inayy youtube channelkaga so racan dad gadhaya 1000 oo kaliya halka lagaga bahan yahay 4000 viwes per hour, taasi waa iska. Cadi oo hadii aad so dhigto 50 vdeo oo qulity fican leh malmo yar guduhoda ayaad ku heleysaa 4000 viwes iyo 1000 subsicribe, taas waa mid aad ufudud marka la ego dunidan casriga ah ah ee aynu jogno manta, shirkada youtube wax la asaasay 14/2/2005 ninka asaasayn lagu magacamo steve chen hallka video ugu horeyay lasoo dhigayy 23 april 2005 ilaa markas wixi ka danbeyay youtube wax ibsatayy shirkada google taas horumar balan kusi samayaayy appkan lo yaqano youtube, hadaba muxu youtube kaga fican. Yahay facebook, youtube wuxu kaga fican yahay in isaga videos youtube yala aad ku raxaysanyaid oo cid ku dhibaysa jirin sido kale uu yahay macalin oo dad ayaa wax ka barta si jogto ah hadii ay video noqo 100% wax ku fican youtube qabka labad ee youtube lacag loga sameya wax weyan inaad samaysid xayaysis oo dad leh shirkadaha ayaa xayaysin usamaynaysaa adigoo kusoo dhex daraya muqalka aad so galinysid xayaysiskas
2● facebook
Favebook waa shirkad aad uwayn taas haysada macamil ka badan 2 Billion oo dad ah marka la barbar dhigo youtube waxay kaga fican tahay dhanka sawirada iyo chats oo wuxu leyahy facebook inaad la shakaysan karto saxibada sido kale sawiro so dhigi kartid iyo wax yalo kalo badan inkasto yotube lasoo dhigo karo sawiro hadana maha sida facebook oo kale oo saxibada lama shekaysan kartid sido kale facebook sida lacag loga smaeya way sahlan tahayy oo kaliya waxad ubahan tahayy 10k fallowers iyo 60 daqiiqo oo dawasho ah kadib wax sas kugu bilowmanaya lacagta uu bxiya facebook wax jira qaab labaad oo ah in aa samaysid marketing ama suuqgayn hadii dad badami kuvu xiran yihin waxad samayn kartaa xayaysis taas oo ku sahaleysaa inaad lacag kale halkas ka shaqayasid
3● tiktok
Sababta ka dhigtay mid ay dad badani ku xiran yihin oo adunka si malin ah ugu xiran yihin waa inuu yahay shorts video oo ay dadku si malin ah wakhigoda ugu badan ku qatan isaga tiktok inaad lacag ka shaqaysid ma adka hadij aad jogto africa maxa yelayy 1000 fallowers ayaad ubahan tahayy sii live usoo gashid oo isaga tiktok wax lacagta ugu badan laga helaa waa live aad so galaysid kadib gifts lagu so diro ayaa ku helaysaa lacagta ugu badan ee tiktok qaabka labad ee tiktok lacag kaga samayn kartid wax weyan in wadamada laga ogol yahay inaad lacag ka samaysid aad jogtid ama uu qof ku jogo si aad halkas. Ciwaan tiktok ah ugu samaysatid, qaabka sadexad aad lacag jaga samayn kartid wax weyan marketing oo tiktok hadii aad so gashid mudo aad uyar aad caan ku noqoneyasa madama aad caan tahay wax ku fudud inad marketing samaysid oo aad usasamysid ganacsatada sas na aad ku samaysid lacag adigon shaqo sas u adag qabaneyn sadexadas waa sadexda ugu caansan ee tiktok loga shaqayso malin kaste
4● websites
Inaad website samaystaa aad ayay ufudud dahayy 2025 oo maxa yelayy waa easy sida website lo sameyo kaliya waxad ubahan tahayy domin iyo host kaas ku kacaya lacag ka yar 50 dollar lacagtasina mudo aad uyar ayay kugu so noqoneysaa oo aad ayay ujaban dominka iyo hostinga labada gobood ee lacagta ugu badana laga sameya wax weyan blogger igo wordpress kuwaas ka samayn karti lacag aad ubadana hadaba laba qaab ayaa ugu caansan oo lacag lagag samayn karaa online ta qabka 1 waa inaad posts aad so dhigaysid aad dul saarto xayaysis taas ay ku sarayan shirkadaha bixiyah xayaysiska sida google adsense oo kale iyo qaar kale oo lamid ah qaabka labaad ee aad lacag kaga samayn karti online waa inaad course ku ibisid oo kaliya wax lagaga bahan yahay inaad ledahay skills kadibnaa aad skills kaas ku ibisid website sas ayaad lacag uga samayn kartaa websites ka
5● freelancer
Freelancer waa inaad u shaqaysatid si xor ah oo ah inaad xirfada ku shaqaystid gobaha aad kaga shaqaysaneyso wax kamid fivver, upwork iyo qaar kale oo badan kuwaas oo cawinaya inaad samaysid lacag aad ubadan
0 Comments