10 coins those the best 2025

 waxan kula share gareen dona  10 coins ee ugu fican crypto currency 2025

dad badan ayaa raba inay kusoo biran crypto currency lkn garan la halkii ay ka bilawi lahayed 

hada waxan ku tusi dona coinska ugu fican   crypto currency ee la malgashan karo  2025 hadaba waa inaad aqristaa articalkan hadii aad ubahan tahay crypto currency  waliba kuwoda ugu fican ee meel aad usareysa gadhaya 2025 ee lagu talo galay dadka beginner habada hadii aad tahay beginner aqriso bogan ilaa dhamaadka si aad uga bogato wax badan oo faido leh  waxan ku tusi donaa coins faro badan oo iskugu jiraa qayb kala duwan sida bitcoin iyo meme coin iyo qaar kalo lamid ah hadaba nala soco 

waa qasab inaad haysta 10 Coins 


1.solana 
solana wa coinka 5 shanaadee ugu wayn crypto currency hada qimihisu waa 118 dollar wuxuna ku fadhiya marshucyo aad uu wayn leh tariikh aad u wayn wax la as asay wix ka horeyay 2017 lkn sida saxda ah wax uu shaqada bilaway 2017 markas ay ahayd markii ugu horeysayy ee sonala lasoo fasaxo laguna daray wax la yirahdo blochchain ay kamid noqoto wax la yirahdo crypto currency. coinka solana malahan qataro aad uu wayn balse wax dhawr jeer laga so calamadiyay in amni daro ka jirtoo oo anay ahayn vey very security oo  xaga security kuma ficna  sido kale solana waxay so wada ETF oo hada wax haysta kaliya labo coin oo kala aha Bitcoin iyo Ethreum solana iyo XRP ayaa la flaya inay qatan 2025



2.sui

coinka sui waa coin aad ufican oo leh tayo aad usareysaa kaas oo maraya meel aad uhosaysa waliba kaliya wax uu maraya hada waa 2.23 waa wax ka yar 3 dollar market cup ahan markay noqoto wuxu ku jiraa kalinta 16 wana raqiis oo qofkaste waa ibsan kara oo qof waliba intuu raab ayuu gadan karaa. mar haduu maraya 2 dollar waa iska bilaash oo 2 dollar qofkaste wuu awooda wana iska bixin karaa 2 dollar karaa.hadaba coinkan ilaa markii la as asay wax nagative ah lagama so shegin waa coinska ugu fican crypto currency ayuu ku jira wax la sadalinaya inu gadhi meel aad usareysaa o ah inuu so baranjeyo coinka lo yaqano solana markii ugu horeysay ee lagu darayy blockchain waxay ahay 23 April 2023 




3.XRP

coinka sadexad wax weyan coinka lo yaqano XRP ay iska ledahay shirkada ripple taas laga yaban yahay sanadkan 2025 shirkada ripple aya heshs waa wayn la gadhayy wadamada wa wayn sida UEA USA quwait iyo qaar kalo badan in shirkada ripple marshucyo aad u wayn la gashonwadamada dhaqalaha leh tasi waxay ka dhigan tahay in coinka lo yaqano XRP  uu gadhi dono mesha ugu sareysaaa ee uu abid ugadho sida ka daremaysid wax uu usocdaa meel fog maxa yelayy meel kaste waa uu ka dhamaystiran yahay coinkani tan markii la as asay oo ay ahayd 2012 waa coinski ugu horeyay Crypto currency hada wuxu marayaa  2.5 waaa qimo qofkaste iibsan karo oo aad raqiis u ah hadanad wali ibsan coinkan fadlan hada ibso oo yanu kugu garin 100 dollar wana coinska iska leh staple coin u gara XRP waliba hada wax so wadaa  ETF oo ETF kaliaya wax hada haysta waa labo coin oo kaliaya bitcoin iyo ethreum  




4.dogecoin

dogecoin waa waa coinka afraad ee ugu tayada fican crypto currency waa coin ah meme coin wana meme coinkii ugu horeayay wax lasameyay December 2013 wana meme coinka uga fican uguna tayada sareya ee ee ku jira suqa crypto meel aad uwanagsan ayuu maraya hada oo qimaha uu ku fadhiyah waa 0.16 sido kale kala saraynta crypto wuxu kaga jiraa kalinta 8 marka isago ah meme coin waliba ayuu kalintas ku jiraa marka waa dareemi kartaa faidaad uu ku fadhiyo coinkani  sido kale wax aad utagera coinkan ninka dunida ugu tajirsan ee elon mask. coinkan wax sameyay labo nin oo kala ah jackson palmer iyo billy markus  kas oo sameyen 2013 



5. Bitcoin


Bitcoin wa first coin ee crypto currency kaas oo la sameyay sanadkii 2009 ilaa hada lama oga cidii samaysay Bitcoin waa coinka ugu wayn wana kana ugu taarikhda deer crypto currency wax weyanba frist coinee crypto currency wax uu hada maraya 83000 dollar ah mar ayuu wax uu gadhay 105000 dollar halkii  xabo ee ah crypto currency hada wax cid ibsan karta ma jirto coinkan maxa yelay waa qali said ah lkn wax laga yaba in markay hoos usoo dhacdo timado ila 50000 dollar markas jajab ka ibso oo xoga lacag ah gali oo satooshigas ururso si aad lacag badan ugu samaysid 





6.Ethereum 

ethereum waa coinka labaad ee ugu wayn crypto currency waa hooyada labaad ee uu leyahay suqan crypto currency waaa coinka labaad ee ugu qalisan crypto currency  hada wxayy maraysaa 18000 dollar ah bilowgii sanadkan mar ayay gadhay 4000 dollar lkn hada hoos ayay usoo dhacday oo suqa ayaa hoos uso dhacayy kaligeed mahan coinkan wax aad umaalgashta madaxwane trumb isaaga reerkisa ayaa tagero coinkan oo lacago madan ku malgashadayy 





7.chailink 

chailink wa coinska meel fican lo sadalinayo 2025 hada wuxu ka shaqaynaya bankiyada cadig ah ee hada iscmalno sida amalbank dahabshil bank iyo banki kasto oo calamka ku yala  hada wuxu maraya 13 oo wad ibsan kartaa  wali meel hose ayuu maraay 




8.avalanche 

avalanche waa coinska ugu fican ee wayadan danbe so baxay kaas oo gadhi kara ilaa 100 dollar hadaba hadanad haysan hada ibso oo ka dhigo portifalio yahaga mustaqbal wayn ayuu leyahay 






9. pepe 

coinkan pepe waa meme coinka sadexad ee ugu wayn meme coinska hada jira  sido kale waa coin aad uu raqiis ah oo coins aad badan ayad ka ibsan karta  oo hada wuxu maraya 000.7 marka ka faideyso waa coinska meel sare gadhi kara 2025





10.shiba inu 

shiba waa coinka labad ee ugu wayn meme coinska meme coinska wax weyan coinska ugu badan ee laga sameo  lacagah ugu badn ee suqa crypto currency sido kale waa raqis said ah  hada wuxu maraya  $0.00001223 





hadii aad wax badan ka fahan tahayy aad iyo aad ayaad mahadsan tahyy  sido kale lasoco waxanu so dhigno bogan 

maclumadkana wax so diyariyay cadaanitech.com



Post a Comment

0 Comments