Sidee lacag loga sameya facebook
Wakhtigan aynu jogno way iska fudud tahayy in aad social media aad lacag ka samaysid, facebook waa mid kamid ah platformska ugu wangsan markat noqoto in online lacag laga sameyo oo tan ugu sahlan in si ad ufudud lacag uga samysid online mudo aad uyar oo malmo yar kaliya kugu qadaneysaa in aad facebook milloner ku noqotid walliba adigon africa dhafim ama gayga somalida
Hadaba waxann ku shegi donaa 10 qodod oo aad si aad ufudud lacag aad uga samaysid facebook lacag
1. Sidee facebook lacag loga sameya
Inaad facebook lacag aad ka samaysid waa surtogal oo dhowr qaab aad ufudud ayaa jiraa oo lacag aad ubadan kaga shaqyn kartid mudo aad uyar waliba wna sababta dadka canka ahi facebook bage lo furto oo ay fallowers uradiyan
2. Faceboog bage
Hadii aad ledahayy facebook bage haystana 10k fallowees wa hubaal facebook lacag waad ka samayn oo lacag aad ubadan wad kaga samayn kartaa facebook mudo aad uyar waa hadii aad racdo shuradaha lagaga bahan yahay ee ah inaad shuradaha dhan aad buxisid si aad facebook lacag uga samaysid sburdaha lagaga bahan yahay wax kamid ah
● 10,000 fallowers ah
● 600 daqiiqo oo dawasho ah daqiqadihi uga danbeyay we lagu dawadayy 60kii malmod ee ugu danbeyay
● videoska aad so galinaysaa wa inuu orginal ahada oo uu yahay mid adigu ledahayy ama aan facebook hore loso galin
● si aad lacag uga samayid waxad ubahan tahayy in faceboogaga lo furo xaysiska oo aad ufurata wax lo yaqano ( monetization) si aad muqalkaga aad lacag uga samaysid badanka sonalia kama shaqayo lkn qof kale ayaad ku samaysaneysa addreskisa kadibna sas ayaa lacag uga samayn kartaa facebook lacag
3. affiliate marketing
Qabka sadexad waa affiliate marketing wax afka qalad lagu ama suuqgaynta badecooyinka si aad qabkan aad lacag uga samaysid waxad ubahan tahay inaad samayso inaa ku. Birto shirkadaha bixiyah affiliate markeing si aad link usoo qadatid kadibna aad kento facebook bage kagii sasna ay dad badani link ku racaan si aad link u heshid waxad ubahan tahayy link waxad ka helaysaa shirkadahan
● amazon
● clickbank
● digistore24
Marka qofkaste oo ku dhufta link waxad ka heleysaa lacag
4• favebook market place
Inaad alap ku dhex ibisid facebook madama uu facebook leyahay dad aad udawaada oo mudo aad uyar caan kaga noqon kartid waxad ubahan tahay inaad faceboog bage samaysatid kadibna aad heshid dad badan sasna aad caan ku noqotid mudo aad uyar. Alabta aad ku ibineysid waxa kamid sida dharka, kabaha mobilada waxkasto oo aad haysid wad ku ibin kartaa waliba si bilaash oo dukan adigo aad ledahayy ayaad ka dhigan kartaa si bilaash ah ayaad wax uga ibin kartaa
5• bage promotin
Hadii aad ledahayy bog ama profile leh oo ay dad aad ubadani ku xiran yihin waxad samayn kartaa inaa dad kale alabahoda aad halkaas uga xayaysisid sas aad lacag aad ubadan ka samaysid mudo aad uyar sida inaad xayaysisid
● alabtoda
● ganacsigoda
● social media yahoda
Sas ayaad lacag uga samayn kartaa faceboog promaion waa qaab aad ufudud oo cidkaste way samaym kartaa samayn kartid
6 live stream
Inaad live so gasho kadib gifts lagu so diraa sida tiktok oo kale facebook sido kale live stream kisa gifts ayaa layskugu diraa kadibna sas ayad lacag ku samayn kartaa wax ka yar sacad ada maham malmo aaa sacad wax ka yar waa dunida cusub ee casriga ah inaad wax ka yar sacad ka samaysid malayin dolllar oo lacag ah hadaba live stream waa mid kamid ah kuwa ugu wanagsan ee lacag lagaga sameyo facebook
7• adeegyada tobabarka
Hadii aad ledahayy khibrad gaar ah oo aad ku takhsustay waxad samayn karta oo aad lacag ka samayn kartaa inaad samayso tababar inaad furto oo aad halkas dad ku tababarti adigo live ama muqaal cadi ah so dhigaya facebook habkasi wuxu ku sinaya inaad hesho tagero badan oo xaga facebook ah kadibna halkas aad ka furato wax la yirahdo E learing ama inaad qaab online ah aad wax ku dhigtid adigoo isticmalayo facebokaga
8• maclumad tayo leh
Inaad facebook bage so dhigtid wax tayo leh sida tutorial lagu kalsonan karo warar xaqiqo ah oo tayo sare taas waxay ku sahleysaa inaad hesho tagerayal badan ay kuso racaan markay arkan tayada waxa aad so dhigayso
Sido kale waxad samaynaysaa in aad waxyabah fitnes ah sida jidhdhiska oo kale ah inaad so dhigto waxyabaha ay dadka aad uxiseyan adiga ayaa yaqana sidataas u xalin lahahyd ee aad ugadhi lahyd 10k oo fallowers ah
9• taloyin
Inaad khibrad iyo wayo aragnimdada aad facebook kuaoo badhitid wa waxabaha ay dadka aad uxiseyan waliba dhalinyarta wax baratada sida hight school ama jamacadaa oo kale any wax barasho taloyin guud inaad kusoo kordhisid oo aad madadalisid wax ay dadku ubahan yihim dad. Badan aad ku heli kartid si fudud ayaad lacag uga samayn kartaa hadii aad ku dadashid
Warkii o koban waa inaad wakhti igo juhdi. Galisaa sidad aad lacag uga samayn lahayd facebook adigo joga africa garahan somalia


0 Comments