■ waa maxay starlink
Starlink waa shabakad internet ah ee shirkada space X ayaa iska lee ee malqabenka elon musk ayaa iska leh shirkadan starlink oo waa qayb kamid ah space X oo uu iska leyahay malqabenka elon musk shirkadan ayaa aduunka melo badan ka qayb gasha oo mid aad u casri taas internerka ka kenaysa hawada sare si lo helo internet xaware sare leh aay cid kaste haysato shirkadan starlink ayaa ka shaqayn donta meel kaste oo aduunka xitaa badiyah way ka shaqayn donta oo dadkii badiyah jogayy ee ku dhibana internetka hada waxayy heleyaan internwt qimi jaban iyo xaware sare isku darsadayy taas oo keni karta in miyi iyo magalo ba laga helayo adeegan starlink sido kale adunka kala badh ayaa haystaa internet calami ah lkn 150% ma baystan internet ku filan dunida odhan
■ sidee ayay ushaqaysaa starlink
Starlink waa waa shirkad oo uu mal galiyay malqabenka aduunka ee elon musk wana technolgy casri taas kenaysa inay aduuka si fudud udgadho oo waxay shaqeynaysaa xidig gacmedyadii ugu danbeyay adunka odhan kuwaas oo qaar casri oo aad ubadan sido kalena meel aad uhosaysa ku waregaya sababta ay miyi/badiye iyo magalo ba ay helayan internet xaware sare mahan wax mel kaliya tagan ee waa wax aduunka odhan ku waregaya isla markas si casri ah lo qalabeyay oo ku dhisan last tecgnolgy aduunka odhan kaliya waxay ledahayy ateno yar oo leeg saxanka bisada aha Ma saxniga baris lagu cuno ayuy legayahay oo waxad saraneysaa gurigaga dushisa ama mel sare ayaad sas usaraysaa kadibna adunka sas ayaad ula janqadayy sido kale qalabkan yar wuxu xidig gacmedka udiraya radio oo sas ayuu usbaqaynayaa kaliyad waxad ubahan tahayy inaad so ibsato kadib lagu rakibo
•Somali faido inte leeg ayaa ugu jirta?
Deeganada somalida inayy starlink kashaqaso wax ku jirta faido aad badan oo ah in heli dona internet aad ujaban kaas ku sahlaya inaad aduunka wax aad la qabysato hadii ay xalad kaste timado waxad heleysaa nternet aad uxaware sareyo oo ah in meelkaste kugu diyaar ah internetkas xaware sare leh sido kale mid aad ujaban, maxay ka faidayan dhalinyarada somaliyed waxay ka fadeyan inaay hadii a rabeen inay online ka sbaqeyan ama ay waxkabarta aad ayay u cawinaysaa oo dhalinyarta somaliyed mahelan adeeg internet oo dhamaystiran sidaa daredad may dhicin jirin inayy dhaliyartu badankodu wax kabrtan online ama ay ka shaqaystannba oo gibaha shqada ama gobaha wax barashada wax dadka kaga bixi jirayy lacag dhan 10-50 inta udhaxaysa ayay ka bixi jirtay kaliya dhalinyarada an shaqo ama waxbarasho rabin ee qaar raab inay isticmalan sido kale ganacatada wax gaga baxda lacag dhan 100 ilaa 500 dollar wad daremi kartaa lacagta intaas leeg
•Aduunka ma badaali donan?
Shirkada space X ee iska leyahay malqabenka adunka ugu tajirsan ee. Elon musk ayaa si rasmi ugu bilabi donta xidig gamcedyada Starlink kuwas oo qorshohodu. Yahay inay bixiyan adeeg calami ah oo internet ah xidig gamcrdyadan ayaa dhulka ku waregaya si xawaare sare leh oo meel ad udhow ku waregayanaya kuwaas qaar badan ah si ay aduunka odhan ugadhsiyan internet xaware sare leh sido kale qibo aad ujaban ah leh waad ogtihin somalida dhibatada haystada ama africa kaba oo ah inayy lacagtii badan tahay sido kalena xaware sare maleh oo aad ayuu ulita xaga isticmalka marka laga eego hadaba shirkdana space X ayaa waxas odhan adunka ka haqab tiri donta oo si rasmi ah ayay adunka odhan hada ugu hawl gashayy oo wadamo yar ahaa uharsana sida somalia iyo wadamo kale
Wamaxayy farqiqa udhaxeya internetkii ku shaqayn jiray fiber optic igo kan starlink ah
Farqi aad uwayn ayaa udhaxeya hadii ay noqoto dhankaste ba kii hore wuxu ka shaqayn jirayy xarig kaas o ah inaad xarig kasoo jidatid kaibna sas aad ku heshid internet hadaba waxas waa laysla so dhafayy oo hada oo hada xarig danbe iyo wixi lamid ah waa laga baxayy oo hada aad yar ayaad so. Ibsaneysaa qalabkas yar ee leg sinxiga kadib waad rakibaysas ayuu kugu shaqaynaya sido kale adii ay noqo xaga qimaha, starlink ayaa ka jaban oo. Isaga wax aad uyar ayaa kaga bax⁸aya iaaga dhan bishina wax lagaba inaad bixiso 10 ama 15 waa narkayy ugu qalisan tahay oo muhimadu waa inaad so ibsata qalabkas yar kadib sas ku hehsid internet xaware sare leh oo xaga xawaraha iskuba dhawa wadamada isticmala starlink waa daqiqadii ay jaran xaware dhan ugu yaran 200 MPS halka internrtka somalida oo jaro wax ka yar 40 MPS oo said uqali ah marka labada dhan wax fican starlink
Inisa shirkadod ayaa jira oo qabilsan internetkan
Waybadan yihin shirkada ka shaqaysta xidig gacmedyadan hawada sare lo diayo si lo helo internet wanagsen oo kan hada jira kana xaware sareya kana jaban sido kale shirkadaha tartanku ka dhaxeyo wax kamid ah
●One web
●Amazon project kuiber
●Starlink
Kuwani waa kuwa ugu cansan ee bixiyah adeega internetdka ee calamiga ah, balse starlink kuwas waxayy kaga duwan tahayy waxay isticmasha kumana xidig gacmeed kuwaas oo ku jira hawada sare xidig gacmedyadedu waa ku yaryar shirkadaha kale oo. Waxay dhulka ku wareegta 300 mile taas oo yarayneysa wx lo yaqano latency
0 Comments