Invest these 7 coins

Invest these 7 coins

Malgasho 7 coins intanu suqu kor ulaban



suqa Bitcoin iyo stock market ayaa aad uhos uga dacayy oo mamta Bitcoin waxay so tabateyy 74k halka Ethereum ay gadhayy 1400, XRP 1 dollar Solana 100 dollar suqa wax uu bxiyay janis aad uwayn oo uu qof kaste ka faideysan karo hadadaba hadana wax lagaga bahan yahay inaad ka faidaysato hada waliba 7 coins ee aan kula wadagayo ku bilow oo meel hosena maraya, 

Sido kale kaliyah ma dhacsana Bitcoin ee sido kale wac dhacsan stock market oo dunidii odham ayuu sameyay oo wadamo badan ayaa ku jira hoos udhac dhaqale oo sixir barar wali ah aya jira wadamadan ax kamid ah

Hong Kong: -10.7%

🇹🇼 Taiwan: -9.6%

🇸🇬 Singapore: -7.8%

🇨🇳 China: -6.5%

🇯🇵 Japan: -6.1%

🇲🇾 Malaysia: -4.3%

🇦🇺 Australia: -4.2%

🇵🇭 Philippines: -4%

🇮🇳 India: -3.8%

🇳🇿 New Zealand: -3.6%

Kuwani waa wadamada uu sameyay traffics uu donald trumb uu dunida kusoo rogayy 5/4/2025


Sida daraded ayuu crypto currency u bixiyay janis aan cadi ahayn oo qof kaste umalgashan karo hadaba si aad uga faidid oo aad Millioner u noqotid malgashon coins ee aan kula wadagi dono sido kale adna waad iska hubin kartaa oo wad so badhi kartaa si aad usii xaqajiso  coins aan kula wadagi dono qar mamid ah waxay so wadan marshucyo aad uu wayn sida chainlink iyo qar kalo badan



The best coins 2025


1. Render 

Render waa coin mustaqbal aad ufican leh o mel sare ayuu gadhaya  hada wuxu maaya  2.8 janis wayn ayuu bixnya wuxu kasoo naoqday 10 dollar  hada marka suqa odhan ayaa bixinaya janis aad uwayn marka ka faidaystaa oo waxad awodi gasho sido kale wuxu so wada marshucyo ad uwayn o shirkado waa wayn ayaa donaya inay malgashtan oo ay ibsadan marka wad daremi kartaa hadii ay shirkado waa wayni ibsdan qimihisa cirka ayuu galaya halkaas faido aad uwayn ayaynu ka heleynaa marias yanu ku dhafin intuu meel hose marayo waxad awodid ama aad ugu talo gashay gali kuma qasari donti


2.Sei

Waad ogaydeen sui waaxay samaysay  oo hal malinn kaliya ayaa ka arkay iyadii oo gashayy 5 dollar kan wax la sadalinya in uu noqon dona next sui oo wuxu leyahy hab raci sui oo kale marka gasho waxad galinaysid oo ku darso portifalio kuma qasari dontii hadii aad imika gashatid lacag aa sas ubadnayn 10 ama 20 dollar o kale ama wax ka yar sababta aan sas ku leyahay wax weyan meel aad hosaysa ayuu maraya oo hada wuxuu maraya kaliya 0.14 cent taas qof kaate wuu awoda oi hadii aas 1 dollar galisid xitaa  5 coins melahas ayaas heleysaa bal kawaran hadiiaad 20 dollar galiso oo uu u noqdo 100 coinka qimihisinauu gadho 100 " 100×100=10,000 oo dollar marka waaddaremi kartaa faidada halkas ku jirta sido kale coinkan sababta next sui logu shegay wax weyan in lagu tilmamayy wax ka danbeyay in uu so wado marshucyo aad ubadan marka halaga faidaysto dhalinyaro 



3. Avalanche 

coinkan avalanche wuxu kamid yahay coinska ugu fican crypto 2025 waa coinka ugu dhaqaqa fican crypto currency xitaa wuxu ka dhaqdhaqa fican yahay. BITCOIN iyo qaar kaloo badan  avalanche wax ka danbeyay waa marchucyo aad u waa wayn oo so wado coinkani sido kale hada wuxu maraya 17 dollar oo wuxu kasoo noqdayy 45 dollar bishii kowad ee 1 january /2025 wuxu gadhayy 45 dollar oo ahayd all time hight gisi meshisi ugu. Saraysayy. Sido kale shalayy oo tarikhdy ay ahayd 7/4/2025 waxa uu gadhayy 10 dollar marka hadii xitaa uu hoos usoo dhaco 10 wax ka yar ma yimado coinkani marka halaga faidaysto dhalinyaro



4.quint

Quint waa coin ah AI agent sidad wado ogtihinba Ai waa wax dunida badali dona dhawan Ai adunka isku dagali dono hadii ay sidan kusii socoto bahashu, coinkani waa coinska ugu. Fican suqan crypto waa. Coin meel aad uwanagsan maraya waa qali qalina mahan. Oo meel dhexad ayuu maraya marka hadii aad iska gashato xoga lacag kuma qasari dontii oo waad ka faidaysan donta hadii alle idmo hada wuxu maraya  62 dollar oo mar ayuu gadhayy 80 dollar marka wad daremi kartaa lacagta meshas dhex talo hada ka faidaysta oo malgshada 


4. Chainlink

 Coinkan chainlink news ayaga aya haystayy 5 bilood ww lasoo dhafay  sabatuna wax kale mahan ee nimankani waxay ka shaqaynayan wax la yirahdo connecting tradìtional iyo finance traditionl oo ah in laysku xiro ganacsigi cadiga aha iyo ganacsiga online, sida in salida ama shidalka in online la keno oo dunidu isku badasho duni wado online ah oo aan wax dbibato ah lahydh hadaba ka faidaysta coinkani wax uu sowdaa marshucyadas aad uu wayn oo laga faidaysan dona hadii oo coinkani sare ukac sameyo malahan so socda isha halagu wado hayo dhalin yaro  hada wuxu maraya 12 dollar oo meel iska cadi ah ayuu maraya hadii aad  1 coin ibsaneyso iyo hadii aad wax ka badan ibasaneyso tasi waa jebkaga lkn waa inaad wax uu ka haysta. Chainlink 2025 intan dhaman 



5. XRP 

XRP waa coinka ugu hadal hayntaa badan sanadkan 2025 oo wax uhir galayy in hayada Lo yaqan security and exchange in ay fasax taas oo ku dhaganeyd mudo ah 4 years  taas oo ka dhigtay in XRP lagu tilmamo staple coin aan waxba tarayn oo mesha uun iska yala sida,usdt iyo usdc oo kale marka ka faideystaa oo waxd awodan gashta sido kale wuxu so wadaa exchange. Traded fund (ETF) marka coinkan meel aad usaraysa ayaaa lo wada oo xita donald trumb ayaa ku baqay in wadankisu mal gashado XRP marka mehaa uu USA malgashaneysa adiga maxa ku dhigayy oo aad umalgashan wayday hada waa inaad malgashata waliba malmo yar gudaheda hadii kae wuu dhafaya waxad arkaysa isago meel.sare maraya hada wuxu maraya kaliya 1.8 dollar qof kaate wuu awoda taas marka ka faidaystaa oo hada malgasho 



6. Cardano


Cardano wuxu kamid yahay coins madaxwaynaya maraykanka ee donald Trumb ayaa shegay in cardano iyo solana si toos ah uu wadankisu u malagashan dono cardani marka hada wa inaad malgashata oo coinkani meel sare ayuu gadhaya malmha so socda hada kaliya wuxu maraya waa 0.5 oo halkii dollar ay wuxu ku jadaya 2 coins marka ka faidaystaa intuu qimo hose marayo


7. Dogecoin 

Dogecoin waa coin mustaqbal fican leh sido kale waa raqis oo qof kaste waa gadan kara meel hose ayuu maraya sido sido kale cid kaste way ibsan kartaa meel hose ayuu maraya marka halaga faideysto dhalin yaro



Post a Comment

0 Comments