Warki ugu danbeyay suqa crypto currency
Waxan kula share garayn donaa 10 qodob oi ka cusub suqa crypto currency iyo calamka odhan sida market stock
Maxa ka cusub crypto
Crypto currency ayaa hoos u dhasaneydii labadii bilood ee ugu danbeyay suqa crypto ko umanu kicin tan iyo markii ay Bitcoin so tabateyy all the time hight gedi ah 105k sido kale donald trumb oo laga filaayay in markuu xilka qabsado ay all crypto currency kor ukici donto sido kale la gali dono alt season year.
Hadaba maxa dhacay
Waxa dhacay wax waxas ka duwan gabi ahan oo wax dhacayy oo umadi calamka ku noqotey yaab iyo yamakag oo cryptoh qof kaste wuxu is laha waxay gadheysa meel aad usareysa oo wax la gali dona alt season year hadaba ilaa markii madaxwanaha markeykinka ee donald trumb xilka qabsadey 20/2/2025 crypto currency may samayn wax dhaqaq oo halkii laga sugayay dhaqaq fican ayayba hoos udhacday oo dad badano lacag markas galiyay ayaa hada qasarayy madama oo qof kaste is laha Bitcoin iyo cryptaha kale meel aad usareysa ayay gadhaysaa lkn wax ta ka duwan ayaa dhacayy oo hada dad badan ayaa aad u qasaray kaliya dadku may qasarin dowlada qaar ilaa 100 million galiyay Bitcoin hadana qasaro aad uwayn ku sugan hada
Maxa sababay in crypto hoos udhacdo
Sababta keentay in crypto hoos udhacda wax ka danbeyay madaxwaynaha maraykinka ee donald trumb sidan hor ushegay tan iyo markii uqabsaday xilka crypto iyo market store wax dhaqaq may samayn sababtas keentay wax weyan donald trumb traffics aad u badan aduunka kusoo rogayy markii step step aya cashurah lagu so rogayay wamada waa wayn sida- mexico, china, iyo midowga europe oo sadexdii bilod ee hore afric wax cashuur ah kumu do rogan iyo wadamo tiro badan sido kale traffics ama cashurahas uu kusoo rogayay wamada waa wayn wax aad uyar ayay ahad kaliya waxay ahyd wax gadhaya 20% iyado sas uyar wadamaduna ay yaryihin ayay hadana suqyada calamka gilgishay sida crypto iyo market stock wax hoos udhacsanayen %5
Maxa so kordhay manta?
Manta wax so kordhay wax layaab leh oo ah in uu madaxwaynaha mareykinka ee donald trumb uu ficil dunida ka yabiyay uu sameyay oo ah inuu cashuur aad u badan dunida oo dhan kusoo rogo taas oo qasaro wayn dunida u gaysatey sida shirkadihi, wa wayne ee maraykinka sidaa apple oo qasartay 20% amzn oo qasartay 19.48. MSTF oo qasartay 20% google oo qasaray 20% NFDA oo qasartay 24.5$ shirkada ugu bafan ee qasartayy dunidii shock ku noqotey wax weyan sbirkada elon musk ee tesla oo qasaratay 32.70 mar ba hadii stock markedkii sas udateyy wax macquul ah in Bitcoin ay hoos usoo dhacda oo qurbada qaar ayaa shegaya in Bitcoin isla bishan so taban donto 71k wax laga yaba in traffics badan ee donald trumb uu so rogayy ay sabab unoqoto in Bitcoin hoos usoo dhacdo oo ay dhulka gasho Bitcoin
Waa imisa wadamada lagu so rogay trafics/canshurta,
aduunka odhan ayaa lagu so rogayy oo dalalka ka badbadey way yaryihin marka la eego africa kaliya wax ka badbadeyy sadex wadan oo kala ah somalia, burkina faso iyo wastern sahara dalalkan ayaa waxay marakinka kaga jiran red list. Sido kale asiya europe iyo dhaman adunka intisa kale aya lagu so rogayy cashurahan oo adunkii odhan. Ahaa qasare maliyaded galayy oo laga yaba inayy wadamo badani sixir barar aad udaran kula kulan trafficskan uu maxwaynaha maraykinku ee donald trumb aduunka u kuso rogayy khasaraha adunka so gadhayy ayaa lagu tilmamay inuu yahay midkii ugu xumaa ee gadhaha shirkadah waa wayn iyo bilyannerska adunka tam 2020 markii uu covid 19 uu dhacayy manta ayaa lala kulmay mid taas lamid ah oo qasare aad ubaxad wayni so gadhayy
Sido kale wax madaxwaynaha mareykinka ee donald trumb ayaa wax laga waydiyay oo lagu dhahay maxad ka fileysaa suqyada crypto currency igo stock markedka hadii ay ibika dhulka so tabten" madaxwane donald trumb ayaa ku jawabay in uu suq mob oranayo oo uu hawada galayo taas oo uu yidhi meel fican ayaan garsin dona suuqyada finance. Iyo dhamam ganacsiga ee USA taas ay lacag aad ubadan uga so xarooneysaa dalka USA xagaas iyo dhaqalahana wax laga yaba in ay meel fican garan o waxani waa wax lasoo qorsheyay si ku talo gal ah ayaa lo sameyay sido kale waa la ogaa in suqyadam finance. Crypto iyo stock marked ay hoos usoo dhici donan qasaro aad u baxaad wayn la kulmi donan sababto ah waxani kuma cusba oo waxani hore ayay ugu so dhacday dadka aduunka qasatan reer maraykan way kuso dhacday
Qasare intre lee ayaa so gadhayy
Shirkadah waa wayn
Shabakada bloomberg ayaa kusoo waran im shirkadah wa wayni qasareen lacag dhan 208 billion oo qasare ah ayay la kulmen dhaman shirkadaha waa wayn ee reer maraykin malintii kobaad ee uu madaxwane trumb so sarayy cashuur ayaa sas odhan u qasareen bal kawaran hadii malin kaste lasoo sari laha😅 in qasaare intas leeg so. Gadho malin kaliyah wax ugu danbaysay 2020 markii uu covid 19 dhacayy ayaa ugu dambaysay qasare intaas leeg
Watan sida ay qasaraha ukal gartay billyanerada
1.mark zuckerberg ayaa
Ayaa la kulmay khasarihi ugu badnaa ee abid la kulmay oo wax uu khasarayy lacag dhan 17.9 bilion oo dollar 😁
2. jeff bezos
Wax uu khasaray lacag dhan 15.9 billion sido kale shirkadisa amizon ayaa la kulan tayy hos udhac ah 20%
3. Elon musk
Wax uu khasarayy lacag dhan 11 Billion oo ka dhalateyy shirkadisa tesla oo la kulanay hoos udhac ah -32.5
Intaa waa khasarah ugu wayn ee so gadhay billonerada adunka way badan yihin oo intan way ka badan tahay qasaraja balse intaas ayaynu kusoo kobnay
Hadaba iska ilali inaad hada crypto lacag iska gali maxa yelayy crypo wax la sadalinaya inay hoos ad uga sii dhxi donto malmaha so socda




0 Comments