Latest news in cryptoh

Latest news in cryptoh

 

Maxa ka cusub crypto 5/4/2025




Bitcoin ayaad aad loga baqaya inayy aad hoos ugu dhacdo kadib markii shalay samiyad suqa maraykinka hooa udhacday lacag dhan 1.65 trillion  taas aan ku dhicin dunida tan markii covid 19 dhacayy ee 2020 ayaa ugu danbayaayy in dalka kaliya qasaro lacag intaaa leeg companiyada waa wayn ee Maraykinka ayaa iyaguna qasarayy lacag 208 billion oo dollar waa lacagtii ugu badnayd abid ee shirkado qasaran sid kale malqabenka aduunka ee elon musk ayaa qasaray lacagtisi ugu badnayd abid oo ah 11 billion oo dollar waa lacagtii ugu badnayd ee qof qasaro malin kaliya in uu elon musk qasaro intas leg so gadho wax sababy in shirkadisa teslo ay hoos udhacday 32.5%

Taas oo ah lacagtii ugu badnayd ee malin kaliya shirkadi qasarto iyado aan shirkada wax dbibato ahi so garin oo ay kaliya ay tahay traffics dunida lagu so rogayy  oo dhamaan dunida lamid ayay ahayd oo xitaa kaligis mahan shirkado badan oo reer maraykin ah aya qasaray sida google oo qasarayy %20 lacag lagu qiyaasay 5 Billion Oo dollar halka amizon ay qasartay lacag dhan 15 Billion oo dollar taas oo dunida shock ku noqotey qasaraha shalayy reer maraykin ku dhacay abid dunida kamayy dhicin oo wax aad lola yabay kadib markii la arkay shirkado waa wayn oo si fududku qasaray walib lacagahi abid ugu badnaa ee shirkadi qasarto malin kaliyah. Sido kale qarada africa ayaa lagu so rogayy cashuraha oo kaliya wax ka badbadeyy sadex wadan oo kala somalia, burkina faso, wastren sahara sadexdaas wadan ayaa ka badbadeyy cashurihi trumb shalay
Hadaba max laga filayaa Crypto currency



Wax dhamaan lawado sadalinya in crypto currency aad hoos ugu so dhici donto waliba si xawli ah oo malin kaliyah ayaa la sadalinaya in Crypto currency hoos adi donto sida ahan wax aad loga baqsanyahy Bitcoin oo mararkan oo kale aad ayay dhulka ugasha waxana la filaya in Bitcoin so laban donto sidi 2020 ee ay kusoo labateyy 20k hadana wax la filaya inayy kusoo laban donto 30k oo isla bishan aPril sido kale coinka lo yaqano XRP ayaa isagan hoos usoo dhici karo oo kusoo laban dona 0.5 hadii ay Bitcoin hoos usoo dhacdo  kaliya mahan XRP ee dhamaan suqa crypto currency ayaa hoos usoo laban dona hadi ay Bitcoin so tabato
30k wan hubal dhamaan crypto currency dhulka ayay gali dontaa oo qasaro wayn aya halkass lagala kulmi
donaa





Sido kale wadamo aad ubadan ayaa si sidas leeg ayay iyaguna sameye oo traffics ayay kusoo rogem maraykinka sida chain, veitname, tawain mexico dhamantod waxay kusoo rogeen cashuur ah 35% taas oo keni karto in suqu hawada si galoo o sixir barar aad ubadan halkaas logu kulmi dono hadii ay wadamo kale kusoo darsoman sido kale qarada africa lagama hayo hal dal oo ka hadlay cashurihi shalayy lagu so rogayy adunka o malqabenada africa wax dhawac ahi musoo garin halka europe usoo gadhayy dhawr malqabeen oo kasoo jeda wadanka france ee magalada paris lkn iyagu mahan sida kuwa maraykinka oo kale oo iyagu kaama war qaban halkay marayso technolgy oo waxay ku mashquulsan yihun banooni iyo sharab ay soo saraan oo sharabada dunida ugu caansan iyaga ayaa so saata balse technolgy way hareen hada


Hada oo ay tariikh ay tahay 5/4/2025 Bitcoin waxay maraysaa 83k dollar


Wana lawadao sadalinya inay BITCOIN hoos usoo dhici donto oo ay Bitcoin dhulka gali donto ha hadii ay Bitcoin hoos uso dhacdo hadaynu nahay dhalinyarta somaliyed waxanu haysana janis aas uu wayn oo markay Bitcoin dhulka ay so gasho dhaman crypto currency hoos ayay usoo dhici donta oo halkas janis aad uwayn ayaa lagala kulmi donaa oo qofkaate wuu awodi donaa in uu crypto currency uu faido oo uu umalgashado walib qaab aad iyo aad ufudud oo waxayy ka cawineysaa inaad malgashato coins kala duwaan oo waa wayn kuwaas o hadhawto aad ka samayneysid  lacag badan



Sido kale madaxwane trumb wuxu so dhisaya  low rates o suqa maraykinka ayuu hoos kasoo bilabaya si dalka maraykinka ay u helan dhaqale aad badan tas waxay kenaysa in suuq crypto meel aad uwanagsan uu gadho oo saro ukac aad badan uu sameyo hada uu suqu hoos usoo dhacayy qofka ka faieysta wa uchanis  sido kale hadii aad haysto coins aad badan ama coin ba ha iska ibin sidas ku dhaaf maxa yelayy wad labo jeer qasareysaa oo wax macquul ah  in hadii aad iska ibiso oo suqu kor ukaco usameyo saro ukac ad usareysa kadib halkas aad ku. Qasarto oo wad labo jeer qasaratay markas coin ma haysid faido aad ubadana ma haysid oo taasi qasaare aad u wayn ayay kugu tahayy marka fadlan iska ilalii suqa wax aad ka iibasato moyane adigu waxba hayska ibin markuu so labto iska ibi




Sido kale coinka solana ayaa ayay sameyay wax aan macquul ahayn oo isago dhacsana week ugu danbeyay ayaa solana ayaa hogaan uqabatay blockchainyada laywr ah ee lacagtii ay ururisayy intiii sanadka rubac ee bishisi afraad lagu jiro oo waxay ururisy lacag dhan 370 Million oo dollar  taas waxayy cadayn utahay in solana ay noqoneysa hooyada labaad ee Crypto currency marka laga yimado Bitcoin



Post a Comment

0 Comments