The best coins in 2025

 shanta coina ee ugu fican 2025 

Waxan kula share garayn dona shanta. Coins ee ugu fican 2025 taas oo ay dad badani ka faiden sanadadii ugu danbeyay waliba sanadkii tagay ee 2024 hadaba aniguna wan ku shegi dona adigana waxa laa rabaa inaad malgashato oo sidayy tahayy aad uga so baxdid hadii alle idmo

Waxana ku shegi dona mid walba wuxu ku fadhiyo iyo wuxu qabto iyo sido kale inayy xaran yihin iyo xalalba hadaba halkan kaga bogo shanta coins ee ugu fican crypto currency


Waxana kula socod sin dona wax kasto ku sabsan coins 


1. Launch date

Waxan ke shegi dona xiligii la as asayy

2.creator

Qokfii sameyay iyo sababta usameyay

3.purpose

Marshuc ka dabeyay un la as aaso iyo sababah ka danbeya

4.key points

wax uu ku fican yahay iyo aminiga ama xaga securityga 


1.  Bitcoin 

the mother of crypto currecy waa Bitcon oo meel aad sareysa ayay hada maraysaa waxana la as asayy 2009 ilaa hada si toos ah layskuma racin cidii as astayy coinkan oo wax lo badiya uun ninkan lo yaqano satooshi nakamota uu as asay isago lk. 100% cid ogi ma jirto am si toos ah layskuma racin lkn se waa lo badiyah uum. Exchamges  iyo articales way ubadiyan uum

Coinka wax  lo sameyay labo purpose o kala ah

1.Decentralized digital currency 

Sidad wad og tihin lacgahenan cadiga ah waa la mumulaa oo dad ayaa gacanta ku hayo sida dollar, euro lacag kaste waa la mamula oo dowlada iska leh ayaa mamusha lkn Bitcoin cid mamush ma jirto oo wa lawado leyahay qof si gaar aha u mamula ma jirto xaga security wax hayo technolgy casri ah kaas oo lo yaqano Blockchain oo oo cid jabsan karta ama wax yeli karta ma jirto qofna qof kuma xad gudbo 


2. Wax lo refer gareyay inuu yahay digital gold

BITCOIN waxay usamaysan tahay inayy tahay dahab digital ah oo qimihisa iyo wax tarkisa way ledahy Bitcoin oo hada iyada ayaba ka qalisan dahabka cadiga ah lkn. Bitcoin aaa digital gold and digital currency hadaba waa ku muhim in bitcoin lacagi kugu jirto oo aad at least 50 kugu jirto marnaba kuma qasari donid Bitcoin waxad awodid ku malgasho sido kale ta kale uu cawinaya wax weyan si cadi ah ayad ugu adeegan karta wadamada reer galbedka sida europe iyo america ba si cadi ah ayaad sax uga ibsan kartaa.



2 chainlink

Chainlink waa mid kamid ah coins ugu fican crypto kaas oo  la as asayy 2017 ninkii sameyayna wax lagu magacaba  sergey nasravo, chainlink waa coin aad uraqiis ah oo hadii aad 50 gashatid kuma qasaraysid oo lacag aad ubadan ayaad ka faideysaa  oo hada wuxu maraya 12 dollar oo kaliya 50 dollar wuxu ku jaraya celcelis ahan 4 coins adigoo 4 coin haysta hadii uu gadho 100 dollar halkas faido aad u badan ayaa kaga jirto oo afar jibarayaad faidey marka ka faidaysta inuu raqiis yahay 



3 dogecoin

Coinkani wa coinka ka tirsan meme coins ka jia wakhtigan wana meme coinkii ugu horeyay ee la samayayay. waxana la as asayy  december 2013 oo wax sameyay labo nin oo kala ah Jackson palmer iyo billy markus, the creator by joke ayay dhahan dadku oo meme coin ba hadii aad maqasho waa wax si kaftan ah lo sameyay oo ciyaar ciyaar lo sameyay wax marshuc aad uwayn ku fadhiya mahan hadana hasa ahate lacag ta laga sameyo meme coins wa lacag aad u  badan somali badani way ka faidaa inkasto doge coin markii lasoo saray loga shakisana inuu yahay xaraan oo anu ahayn xalal balse mar danbe ayaa lasoo fasaxay, sido kale coinkan dogecoin wax soo can sarayy oo meel aad ufican so gadhsiyay elon musk oo coinkan ku ah fovurity  marka hadiba uu mehaa elon musk so galayy haka shakim sido kale aad ayuu raqiis uyaha oo cid kate aay malgasham karta oo hada wuxu maraya 0.16 ayuu maraya, kala saraynta rank crypto currency wuxu kaga jiraa kalinta 8 ee rank marka wax kugula talinaya inaad wax uun gashato coinkan meel aad usareyaa  ayuu gadhi karaa 


4. Solana 


Solana waa mid kamid ah coins ugu fican crypto currency ee wakhti xadirkan jira coinka wax la sameyay march 2020 aya la sameyay ninki sameyay wax lagu magacaba Anatoly yakovenk, sido kale coinkani kaliya wuxu jia 6 sano hadana waa coinska ugu fican crypto currency oo meel aad usarayso ayuu gadhayy halkii ugu saraysayy uu gadhayy waxay ahayd 221 dollar meel aad uwanagsan ayuu gadhay hada o suqu hoos dhacsan yahay wuxu maraya 119 dollar sababta kentayy in coinkani sas udhan tayo uyashe wax weyan marshucyo wa wayn ayaa ka danbeyay in uu meel saro u gadho sido kale wax hada isha lagu hayo oo uu dhawaan ku dhawaqi donan wax la yirahdo ETf  marka hadiba ay solana ay so wado ETf haka shakin ee waxad hasyo ama waxad awodo ku tuur waa hubaal kuma qasari donti oo wad ka faidi dontaa haddi alle idmo


5.XRP 


XRP  waa coinska ugu trakhda dheer crypto currency, hasa ahate wax  lagu tilmami jirayy wax lo yaqano staple coin ama coin aan dhaqaqin oo halkasi tagan sida tether(usdt) iyo usdc coinskas oo kale ayuu lamid aha markii hore oo coin meel aad sareysa gadha mu ahayn  sabata kentay in lagu tilamo staple coin waa maxakamado ku furnaa oo haysto danbiyo iyo waxas aya lagu haystay oo wax ku dhagana qolyahan lo yaqano Security and Exchange (SEC) ayaa ku dhagana lknse hada waa wayso fasaxen oo meel aad usarayso ayuu gadhaya sida lawado sadalinayo oo hada wax caqabad ah ma hor tagna coinkan sido kale malamaha so socda wax isha lagu wado hayaa in XRP so wado wx lo yaqano Exchange trade fund (ETF) taas oo ka dhigi karta in uu meel aad wangasan garo. Marka haka shakin XRP ee waxad hayso gali haka baqin keep going


BY cadaanitech.com

Post a Comment

0 Comments