Top 10 best laptop in 2025

》10 laptop ee ugu fican 2025




Halkan waxamn kula wadagi donaa 10 laptop ee ugu wangsan adunka sido kale badii aad tahayarday jamacad ,gaming,shaqo,live stream .hadii aad intas mid kamid aad qabatid oo aad rabto laptop aad usaraya waxad ubahan tahayy inaad 10kan mid kamid ah waa inaad haysata hadii ad tahayy qof raba laptop tayo aad usaraysa leh, inaad laptop tayo leh haystaa waa door muhim ah ay ka ciyaaraysaa shaqadaa ama wax aad marka laptop u iibsatayy 




Halkan waxan kugu so diyaariyay 10 laptop ee ugu fican 2025  ka faidaysi wacan

1• lenova thinkbook plus G6

Lenova thinkbook waa laptop ugu tayada wanagsan wakhti xadirkan wan laptop aad usaraya wuxuna yimada qimo dhan 3,400 dollar halka maskaxdisu tahayy 2 procsser 32 Gb ah sido kale ah SSD 1TB  kaas meel kaste ku gadhi kara daqiiqad aad uyar sido kale wuxu leyahy murayad isku laban ta oo ka koban 16,7 inch taas oo kasii dhigaysa mid aad uwangasan laptopkan ayaa aad ugu fican oo wax ku fican yahay graphic desing igo gaming ok labadasba waas ku samayn kartaa si easy ah daqiiqado aad uyar ayay ka qadanaysaa inaad ku diyaariso any desing. Ka faidayai wacan



2• asus senbook A14 


Asus senbook A14 waa mid kamid laptops ugu casrisan dunida sido kale ugu tayada iyo wax tar wanagsen  laptopkan wax logu talo galayy dadka ah progaming oo aad khafif uu aad meel kaste uqadan karto si fudud ayaad uga samayn kartaan any progaming oo wax dhib ah kasoo gadhi mayso maxa yelay aad ayuu khafif iyahay sido kalena ufudud yahyy  wad ku raxaysanayaaa markad wado progarming ka 



3• razer balde 16 


Razer waa laptopka ugu xawaraha dheer wakhti xadirkan la jogo dad badan oo technolgy meel dheer ka gadhayy ayaa isku racayy inu yahay kan ugu xawaraha dheraya wakhtigan la jogo , laptopkan ayaa ciyaaraha gaming iyo grapbic desing kan ugu fican oo wuxu leyahay wax lo yaqano RTX  - 50 series gpus iyo shashad casri oo lo yaqano oled iyo cpu casri oo ah kan u sahlaysaa in laptopkani noqdo kan ugu sareya marka lo ego xagan graphic desing iyo gaming sido kale noqday kan ugu xawaraha dheraya adunkan, sido kale wuxu wataa marwaxad aad casri oo qabojineysaa markuu kulay noqdo 



4• lenova legion pro 7i 


Laptopkan sido kale wuxu tartan wayn kula jiraa razer balde sababto ah sido kale laptopkan ayaa ah mid si casri lo sameyay oo chips heer sare ah ayaa ku jiro sido kale waxa ku jita RTX o ka dhigaya mid xaware sare leh laptokani waa core 9 395 processor ah ayuu leyahy Nvidia RTX  5090 oo graphic ah sido kale laptopkan wax logu talo galayy in games logu ciyaaro ama lagu diyaariyo desing ugu fican  adunka oo qab lo diyariyay waa qab casri ah oo dunida ku cusub sido kale qabojinta ama marawaxad uu  haystaa waa mid casri oo lo yaqano coldfront hyper, sido kale qimihisa ayaa ah 2,400 dollar



5• Hp Zbook A14 ultra G1a 



Hp zbook waa laptop shaqo ah oo aah fudud sido kale leh xawaree aad ufican sido kale wuxu leyahay murayad raxo ah oo lagu raxaysan karo oo leh tayo aad usaraysa  laptokan ayaa leh processor 395 ah sido kale wuxu leyahay CPU ah 128 gb ah oo SSD 1TB ah sido kale laptokan ayaa leh shashad casri oo lo yaqano oled oo misankedu yahay 3.3,

Marka waa cajiib laptopka intas isku darsaday wad daremi karta raxadisa oo kuma cajisaysid   qimaha oo hada jogaa waa qimo dhan 2,200 dollar 



6• dell XPS 15  2025


Laptopkan aya lasoo sarayy sadex. Bilood ka hor oo waa laptop hada dunida kuso birayy isla markaana door muhim ah ka ciyaaray   laptopkan ayaa isku haysyaa labo dhidhac oo aad u wayn oo kale ah shaqo iyo gaming o labadaba wad ku samayn kartaa wanad ku shaqayn kartaa game na waad ku ciyaari kartaa. Sido kale wax barasho waad u adegsan kartaa oo waxbarashada wad ku dhigan kartaa laptopkan aaa leh cpu aad usareysa  laptopkan ayaa core 9 sido kale Leh Nvidia geforce 4060 GPU  ah haystaa waa laptop dhidhac walba logu talo galayy ■qimaha 1,900 dollar 

 


7•  microsoft surface laptop  7


Laptopkani waa so sartay shirkada canka ah ee microsoft taas si casri ah usamysay laptopkan sido kale laptopkan ayaa dham kaste lo istmali karaa hadii ay noqoto shaqo iyo waxbarahaba sido kale laptopkan ayaa laptopka ugu dab haynta badan  dhamanta laptopyada calamka la oo wuxu ku. Hayn karaa mudo gadhaysaa bil badhked sido kale laptopkan ayaa leh chips casri ah kas o dhigays mid casri ah



8• hp spectre x 360 a14 2025 


Waa mid kamid laptopks so baxay sanadkan ee kuwa casri oo loo samyay si ka duwam sidij kuwi ka horeyay lo samaym jirayy  kuwas oo leh tayo aad usarayaaa kas kusoo baxayy lacag dhan 1500 dollar 




9• lenova think pad X1 carbon Ger 11 


Laptokan aya usamaysan qab dhismedka ipad oo kale oo ad lab nooc oo kala ah laptop iyo ipad ustimali kartid taas ka dhigays mid tayo  sare leh oo dadka so. Jita qimaha ukusoo baxaynaa waa 1000 dollar


10• Asus Zenbook duo 

Laptakan aya leh labo shashadood oo aad labada istimali karta sido kale wuxu leyahay core ultra 9 iyo 32 Ram ah sido kale waa SSD 2 TB. ah qimaha uu hada jogaa waa 1000 dollar 




Kuwasi waa 10 laptops ee ugu tayada sareya calamka odhan









Post a Comment

0 Comments