Top 10 best mobile phones and expensive

Top 10 best mobile phones and expensive

10 ka mobile ee ugu qalisan adunka hada 






Waxn kula wadagi dona  10 mobile ee ugu ficam wahti xadirkan inaad mobile fican haystaa waa qayb kamid nolashada waxana ay ka qadaneysaa door aad muhim maca yelayy mobile aad u wanagsan hadii aad haysato wax dhici kara in aad wax ku barato ama aad ku shaqayso hadaaba waxan kula wadagi donaa 10 mobile ee ugu wanagsen adunka si wax si si aad wax badan uga ogatid mobilada hada dunida ugu qalisan iguna wanagsen


The best mobile and expensiv



1•  falcon supernova iphone six pink  dimond


Mobilekan qimaha uu hada jogaa waa 48.5 million oo dollar  hadaba mobilkena  aad u qali ah wax usameysan yahay dahab iyo dimond taas aya dhigtay mid aad uqali ah oo 24 gr oo hadab ah ayy daharan halka xaga danbe uu ka yahay dimond pink, waxana iska leh  nita anmbanni oo ah xaaska ganacasadah caanka ah ee mukesh anmbani waa ganacsade hiddi ah kaas haya maal aad badann
Sido kale monilkan ayaa l leh tayo aad usarayso oo qimo badan ku fadhiya oo ah kid meel sare gadhaysaa 


2• iphone 4s elite gold by stuart hughes 

   

Iphone 4s elite gold ayaa lagu lagu tilmama inuu yahay mobile labaad ee ugu qalisan dunida isla markan ah mid qimo sar joga oo hada wuxu joga qimo dhan 9.4 Millon oo dollar mobilkan ayaa ah mid ka samaysan dahab oo wuxu ka samayasan yahay 24 garam oo dahab ah waxana  nashqadeyay stuart hughes  sido kale badhamadisa wax ku xardha dimond oo tan qaliga ka dhigaysa monile ka  sido kale ilaa hada lama oga cida sida saxda uhaysta mobilkan, sido kale mobilkan ayaa ah mid aad tayo sare  leh oo daabka wuxu haya mudo dham 1 Ma 2 bilood iyo ka badan. Sido kale mobilkena wax lo sameyay si anu u buxsamim oo uu wax kaste uu qado




3• iphone 4 diamond rose edition 


Mobilekan ayaa ayaa ah mid aad uqali ah isla markaan hada wuxu jogaa 8 million oo dollar mobile wax laga sameyay labo unug o midkiba jogo 8 million waxana laga sameyay dahab casaan oo safi ah waxana lagu xardhayy diamond ah 500 diamond halka 100 garam oo dahab xitaa calamada apple oo kaliya ayaa wax lagu xardhay diamond gadhaysa 53 diamond taas ayaa ka dhigayasa mid aad uqali oo gaar ah, sido kale mobilkan ayaa awood gaar leh oo ah mid an mobilada kale haysan h




4• goldstriker iphone 3GS supreme 


Mobilkan ayaa mobile ka afraad ee dunida ugu  qalisan oo hada wuxu joga qimo dhan 8. MILLON oo dollar mobilkan aya wax kagu sameyay dahab uu culeyskisu gadhayo 271 oo garam  sido sido kale wax ku xardhan diamond ah 163 halka ay badhamadisana ay ku xardhan tahay 68 karat oo dahab ah lagu waxana lagu qurxiyay dheman aad uwayn oo ah 7.1 karat oo diamond ah mobikan ayaa haysta awood gar oo ah in aan qof iska leh moyane qof kale isticmali karin o  qof kaliyaa ayaa lagu progarmiyay




5• iphone 3G kings button 


Mobileka  shanaad waa iphone 3g kings button qimo dhan 2.5 millon  oo ah mid aad uqali ah  oo monilkan wax nashqadeyay peter  mobilkan ayaa ah mid ah ka samaysan dahab gadhaya 18 kaas oo ah nocyo kala duwan sida jalle casaan iyo midanka dahabi ah sido kale badhamadisa iyo calamda apple wax  lagu xardhay diamond gadhayysaa 138 diamond taas ayaa ka dhjgaysa mid ah aad uqali ah oo qimo sare gadhay iyo tayo aad usaeyaaa

6• diamond crypto smartphone 


Mobile lixaad ee dunida ugu qalisan diamons crypto smart phone oo ah mobile si gaar lo naahqadeyay hadana joga qimo dhan 1.3 millon mobilkan oo ay nashqadayasay pwter aloisson iyo shirkada JSC ancort, wuxu ka samysan yahay platinum waxama ku xardhan diamond ah 50 oo ay ku jiraam  10 dimond ok baluug ah oo nadir ah sido kale lagu qurxiyay alwax ah macasar abony ah mid ad lo safeyay





7• goldvish le millon



Goldvish le millon ah kan 7 ayaa hada jog qimo dhan 1.2 millon oo dollar mobilkan ayaa markii usoo baxayy wax lo aqoonsaday inuu yahy kan uhu qaisan dunida madaba uu samaysan yahay dahan dhan 18 karar oo cadaan ah  waxaan ku xardhan diamond gadhayaa 120 karat oo dimond ah ah oo noca lo yaqano VVS-1 ah waxa gacanta lagy sameyay taas ka dhigaysa mid aad uqali ah 



8• gresso luxor las vegas jackpot 


Mobilkan aya hada maraya qimo dhan 1 million oo dollar , sido kale monilkan ayaa ka samaysan dahab iyo diamond gadashisa lagu xardhay sido kale wuxu ka samaysan yahay alwax 200 sano jir ah oo laga kenayy africa wax lasoo sarayy kaliya sadex unug taas ka shigays mid aad uqali ah



9• goldvish revolution 


Monilkan ayaa ka sameyaan qalb casri ah iyo dahan is kugu jira casaan igo cadaan sido kale aax jirta diamond aa tiro badan 



10• verta siganature cobra 



Mobilkan ayaa bada maraya qimo dhan 310 kun dollar 
 Mobilkan ayaa wax lagu qurxiyay astanka mask lo 

 

Mobilkan ayaa hada joga qimo dham 488,150 dollar mobilkan ayaa lagu nashqadeyy qalab casri ah iyo dahab iyo diamond,  sido kale wax lagu daray sacado farsamo ah 



10• 











Post a Comment

0 Comments