Waa kuwee 10-ka dal ee ugu internetka fican aduunka?
Waxan kula wadagii 10-ka wadan eeugu internetka fican aduunka, inaad intwrnet fucan haysato waxayy ka cawinaysaa inaad aduunka la socotid hadii anad wax adunka ka dhacaya anad la socon waxad tahay sidii qof dhago la,a oo kale oo technolgy lama socon karti lamana jan qadi kartid ee waxad qof badow oo adunka wax kula socan hadi aad rabto dalka ad jogto inaad ogato inernetkisa xawarahisa "tag google ku qor my internet MPS kadib inter"
10-ka dal ee ugu internetka fican adunka?
1• south korea🇰🇷
South korea waa dal haysta internet aad ufican marka le ego adeegyada uu bixinayo isla markasna ah dalkab aad u casri ah oo wuxu bixiya adeeg ah 5G qimo aad ujaban ayu bixiya isla markasna ay cidkaste ibsan karto o xawaraha uu daqiqadii u jara waxa weyan " 241 MPS PER SECOND" aduunka odhan ayuu ayuu kalita 10 kasoo galaya ee kala saraynta internetka ugu fican adunka odhañ hadii aad somalia jogto waxad haysta internetka ah 30 MPS😅
2•Singpore🇸🇬
singpore ayaa qayn ka noqotay dhawan 10 ka dal ee ugu inernetka wanagsan adunka sido kale dalkan singpire ayaa xawarae aad ubadan per second isticmalo oo ah 247 MPS celcelis ahan dalkan ayaa technolgy aad ula qabsaday isla markasna idhaha calamka ayuu so jidayy oo sido kale dhawaa wuxu noqdayy 2-ka labad ee ugu passport wacan adunka odhan
3• switzerland 🇨ðŸ‡
Switzerland waa dalka sadexad ee ugu internetka fican adunka odhan oo waxa oo ku dhisan yahay fiber optic aad xaware sareya oo xaware badaan sido kale aad ayuu ujaban yahay oo qibo aad ujaban ayuu ku fadhiya per mounth wuxu ku jira dalalka ugu ugu inertnetka jaban sido kale ugu qimaha jaban. Aduunka odhan sido kale gobolada dhamaan internetku wuu gadha oo sifican ayuu uwado gadha xawaraha uu daqiqadii ùjara waa 250 MPS wow waa wax kale walahi
4•denmark🇨ðŸ‡
Denmark wuxu kamid yahay dalalka adunka ugu wanagsen xaga internetka oo wuxu ku jira dalalka isticnala fiber optic casriga ah ee adunka hada kuso biray kaas oo ah xarkaha adunka ugu tayada sareya ee hada adunka kuso birayy isla markasna mid aad uu casri ah xawaraha uu daqiqadii u bixya waa 255 MPS denmark. Ayaa kamid ah dalalka ugu qadka wacan europe odhan kalamah hore ayuu kaga jirah dalalka ugu internet-ka wangsen sido kale adunka wuxu kaga jiraa kalita sadexad ee ugu internerka wacan
5• thailand 🇹ðŸ‡
thailand ayaa adeegyo tiro badan iskugu dartayy dadkeda oo qimo aad ujaban iyi xawaare sare ayay isku baystan oo waxayy haystan fiber optic aad utayo sareyo xawarihisu aad iyo uga sareyo wadamada kale ee jarka ay yihin wadankan ayaa ku can dad badan oo so galoti ah oo wux ubadan yahay ajanib dalkan ayaa internetkisu daqiqadii ujaraa xaware dhan "260 MPS" waa xawaraha ugu sareya
6• chile🇨🇱
Chila waa kalinta 6-aad ayuu kasoo galayy oo mid aad uxaware sareyo inkasto adegani anu wado gadhi oo badiyah ama miyiga oo kale ma gadho lkn wuxu haystaa fiber optic 5G ah ah qimo aad ujaban ayu adegani ku baxa
7• hong kongðŸ‡ðŸ‡°
Waa dalka 7-aad ee ugu wanagsan adunka kaas oo internet aad u xaware sareya kaas hada kalmaha hore kaga jira wadamada ugu qadka wanagsen internetka dalkan ayaa meel aad usareyao internedkisu gadhayy oo dalkan agaa wuxu daqiqadii ujaro xaware dhan 270 MPS kaas ku shaqaynayo 5G ah wana mid aad uqimo jaban oo lacagt ay bixiyan shacabku ad ayay uyar tahayy oo mid ad usahlan inuu qofku helo
8• sweden 🇸🇪
Sweden waa mid kamid ah dalalka ugu inernetka wanagsen adunka kaas oo bixiya internet aad ay tayadiso usarayso oo aad u qibo jaban sido kale ku shaqeya fiber optoc adunka ugu sareyo kas oo leh tayo aad usaraysa daqiiqadii wuxu jara xaware dhan 290 MPS daqiqadii wa mid kamid ah internetka adunka ugu wanagsen sido kale waa dalka ugu qadka wangsen europe odhan sweden waa numbar one the best internerk europe odhan iyo qimo janan iyo adeeg tayo sare leh
9• united arab emirates (UAE) 🇦🇪
Dalkani waa dalka kaliya ee muslim aha walib carab aha waa mid kamid ah dalalka ugu internetka fican adunka oo wuxu hayataa Fiber optic 6G ah inkasto wali aan si cad lo shacin lkn dhawaana ayaa lagu dhawaqi donnaa hada wuux isticmala Fiber uptic 5G ah oo ad u casri lakin wax kaliya uu ku yara xun yahay waa qimo sare inkasto dadka wadankasi ay iska bixin karan oo ay aad tajirin uyihin dalkan ayaa internetkisu daqiqadii ujara 325 MPS waa xaware aad usareya marka la ego dalalka kale wana dalka labad ee ugu internetka wacan adunka odhan
10• united state of america (USA) 🇺🇸
Waa dalka ugu internetka wanagsen dunida kaas oo kalinta kowad kaga jira dalalka ugu internetdka wangsen ee adunka odhan dalkan ayaa ku caan techmolgy aad uhorumarsan taas ka dhigaysa mid aad uxaware sareyo internetkisu oo wuxu ku dhisan yahay plus fiber optic oo mid aad tago sare leh sido kale ah 6G kaas oo aad loga taxadirayy oo daqiqadii wuxu jara xaware dhan 390 MPS wow it,s another level waa dalka adunka ugu qadka wacan adunka odhan
Hadaba maxad is ledahay somalia way isticmalan ama dalalkale ee africa sida kenya nigeria djabuti


0 Comments