Waa kuwee coinska ugu fican ee la malgashan karo 2025
Sda lawado sadalinayo Bicoin ayaa ku jirta xili aad uxun ay hoos usoo dhici karto kadib so tabashadii ay so tabatayy 100,500 dollar taas ayaa wax aad uwatn ahayd oo dunida qabsatay markay intaa gadhayy bishi 12 ee sanaskii lasoo dhafayy 2024 Suqa crypto odhan ayaa aad usoo kacay markii ay intaas ay gadhayy Bitcoin oo dhaman suqi crypto currency ayaa yeshayy mustaqbal aad ufican oo dunida odhan ruxayy meel sarena wuu gadhayy sido kale Bitcoin ayaa hada la sadalinaya inayy gadhi karto 60k 50k oo hoos ayay usoo dhacaysaa
Sabatuna watan
Sababta ugu wayn ee suqa crypto dhulka ugali dono ayaa ah in dhaman suqyadii calamka sida europe america asia qarad kaste waxayy ka kulmaysaa dhibato dhaqale ah kadib markii uu trumb cashuur kusoo rogayy adunka dhan qarada kaliya ee aan qasare dhaqaale oo aan ad u badnayn la kulantayy waa qarada africa oo ila hada qarada africa lama so shegin dhaqale sas u badan oo ay qasaren kaliya wax qasaren wax ka yar 120% qarada odham ayaa intas qasaraty halka qarada Asiya ay qasartay dhaqale dhan 160$ america iyo europe waa lamid oo qasaraha waa lawada. Qaba
Hadaba wax kula wadagi donaa coinska trading manta oo ay tahay inaad lacag yar usii diyaarsato intanu suqu so laban, "be ready"
The best coins 2025
1• XRP
Horta markaad coin rabtida inaad malgashato waxad ubahan tahay inaad ka fakirtid mustaqbal wax dhici dona coinkani makaci dona mise sidisa ayuu ahan dona taas ayaa mid aad uwayn oo qofkaste wuu ka fakira wax mustaqbalka dhow dhici dona, coinka XRP waa wayn mustaqbal wayn leh meel dheerna lo wado sida lawado sugaye coinkan ayaa ayaa gadhi kara meel sare oo wuxu gadhi karaa ila 10- 50 dollar isla sanadkan maxa yelayyy markaste oo uu suqu hoos udhaco waa markaste uu suqu meel sare usii kacayy sababto 2021 wax dhacayy in BItcoin iyo coins kale hoos usoo dhaceen oo ay Bitcoin gadhayyb 20k taas badalkeda Bitcoin ayaa so tabatayy lacag dham 1,00000 dollar kadin sadex sano oo ay marba xalad galaysay, tas waxan kawada in uu suqu so labanayo oo uu meel wacan kusoo laban dono XRP waa best coins in the world qofkaste waa inu wax ka haystaa XRP, qimaha ay hada jogaa waa 1.99 dollar all most waa 2 dollar oo kaliya 10 ayaa ku jaraya 6 coina
2 • Solana
solana waa coinka ugu dhaqaqa ficnaa sanadadii lasoo dhafayy marka laga yimado Bitcoin and ethereum solana waa coin aad uwayn meel wanagsan maraya meel dheerna lowado waxana la sadalinya in uu gadhi karo 500 ilaa 1000 dollar sido kale wuxu so wadaa ETF taas kasii dhigi karta inuu gadho meel aad usaraysaa 2025,sido kale sanadkii lasoo dhafayy ee 2024 solana ayaa kor ukacdayy 160% taas ka dhigtay mid so jedata idhaha calamka hadii sanadkana ETF lagu so daro wax dhcii karta in meel dheer gadho isla sanadkan gudihisa qimaha ay hada jogto, 》 115 dollar
3• cardano
Cardano wa coin mustaqbal ifaya ayuu leyahy oo madaxwaynaha maraykinka ee donald trumb ayaa shegay in cardano lagu darayy liska wadankasii malgashiga crypto, coin ay dawalad dhan ay malgashaneyso adiga maxa ke rebayy xogaha lacag udhex mari oo waxad awoddid gasho, sido kale waa raqiis oo qofkaste wuu samayn karaa wuu ibsan karaa kaliya qimaha uu hada jogaa waa 0.6 nus dollar ayuu maraya waa inta reer mugdisho ku racaan bajajta 😅 micnah waxan kawada qofkaste wuu awoda nus dollar
4• dogecoin
Meme coinka ugu wayn crypto currency iyo kan ugu horeyay coinkii uu ugu horeyay ee si ciyaar ciyaar ah lo sameyay hadana lacagtii ugu badnayd laga sameyo wax kaftan lo sameyay oo hadana dhaqale aad badan laga faidayy waa wax dunida ku cusub. Dogecoin wuxu ku jiraa coinska muataqbalka ifaya leh ee isha lagu wado hayo coinkan wax so caan sarayy oo daha ka qaday waa elon musk oo isaga agaa mal gashtayy kadib sas ayuu caan ku noqdayy oo hada wuxu ku jiraa coinsk ugu faidada badnaa sanadkii lasoo dhafayy ee 2024 sido kale sanadkan aya la filaya inuu meeo aad sareysa u gadhi karo qimaha uu hada maraya waa 0.15 cent waa raqiis oo qofkaste wuu awoda in uu malgashto hada,
Intasi waa coinska raqiis ah ee la ibsan karo inanu suqu xidhmin oo uu meel sare ugarin sido kale waxan kula wadagi donaa 5 shanta coin ee trading ah manta kuwaas oo dhaqaq aad ufican sameyay kadib markii samiyaa suqa maraykinka lagu daray lacag dhan 5 trillion oo dollarka maraykinka ah
Halka samiyad suqa chinah ay gadhayy halkuu ugu xumayd tan 2007 waa halkii uu rabayy donald trumb hamigii uu laha wuu gadhayy
Sido kale coinska cusub aya isha lagu hayaa inay gadhi karaan meel aad ufican oo waxay usocdaan inayy mel sare gadhi karan sanadkan 2025
![]() |
Sei and sui |
0 Comments