what is affiliate marketing

what is affiliate marketing


waa maxay affiliate marketing ?

waxad halkan kaga bogan dontaa wuxu yahay affiliate marketing iyo waliba lacagah laga sameyo waxana ku tusin donaa sida loga shaqaysto affiliate marketing adigan waliba can ahayn hadaba halkan kagabogo



Wamaxay affiliate marketing


Affiliate marketing wax weyan hab ganacsi ah oo ah online oo aad lacag aad ubadan ku samayn karti adigoo oo aan wax shaqo ah qabaneym kaliyah wax ubahan tahay inaad iska diwaan galiso shirkdaha bixiyah affiliate program 

Wamaxay farqiga udhaxeya marketing iyo affiliate marketing


Shirkad ama qof u suuq gaynaya products 
Kadib sidas ayaa ku heleyaaa commision kaliya waxad samayneyaaa wa inad link products so qatado kadibna social media yahaga so dhigtid kadib sas aad hesho lacag kaliya waxad sameynays mel kaste oo kamid ah social media oo aad poat so dhigtid ayuunbad xaga danbe ka racineysaa link aad kasoo qadatey shirkaa 
Sido kale shirkdaha bixiyah afiiliate progarmka aad ayay ubadan yihin shirkad wayn oo kaste way bixisaa xitaa kuwa somalidu way bixisaa oo kaliya mahan calamka shirkadah wa wayn bixiyah wax kamid ah apple,amizon ripple iyo alibab shirkad kaste oo wayni way bixisaa affiliate marketing xita mahan kaliyah shirlada ee xitaa software way bixiyan sida domin iyo hosting. somali aad ubadan ayaa ka shaqayso lacah oo bil kaste ka faida lacago aad ubadan 

Hada kusoo biir affiliate


Marka hadii aad rabto inaad kusoo birto afiilate marketing kaliyah waxad ubahan tahay inad iska diwaan galiso shirkdah waa wayn ee bixiyah affiliate marketing sida imbact,amizon, iyo wixi lamid ah hadaba sidee layskaga diwaan galiyah shirkad kaste waxay bixisaa wax la dhaho affiliate program google tag ku qor affiliate progaram kadib sing up dheh sas ku hel link affiliate ee products rabto doro inaad xayaysiso, shuradaha lagaga bahan yahay wax kamid ah inad ledahyy mel xoga dad ah ku xiran yihin oo yara can sida website ama facebook bage xogah maraya ama youtube 10k wax ka badani ku xiran yihin intaa hadii aad ledahay si bila hadal ah ayuu kusoo aqbalaya waliba malmo yar gudahed


Sidee ayaa lacagta lagu helaa


Sidee lacag lagu helaa, lacagta wax bixisa shirkada iska leh products ee qofka ibsadey ama qof kale lagama gosanaya lacag xitaa hadii an la ibsan product xayaysiska usameynaysay lknse lagu dhuftay kaliya oo aad ka heshayy click waxad sa ku heshayy lacag oo click ama registration ama buy intaba lacag ayaa ku heleysaa waliba lacag aad ubadan ayad ka helysaa malmo yar gudaheda kaliyah wax. Ubahan tahay inaad iska diwaan galiso kadib shaqayso lacag kadin sidas tajir ku noqoto, sadex qaab ayay lacag ubixiyan shirkadahan affilita progarmka bixiya
Ppc ah oo pay per clik oo ah hal mat oo linkigagii lagu dhufto kadib sidas aad ku heshayy lacag 
2. Wa ppl oo ah pay per lead inadd lacag heleyso hadii qofkan link so racay iska diwaan galiyo sidasna waxad ku heshayy lacag 
3. Wax jirta qaab sadexad oo ah pay per sale oo ah in products xayaysiska usameyasayy uu qof ibsadeyy sidad waxad ku helysaa commision ah 100%

Sadexdaas. Qaab ayay lacag ay ku samyena dadka isticmala affiliate progaram 10 sano ee ugu danbeyay wac jirtay xayaysiska cusub oo dunnida qabsadeyy oo ah open source oo ay cid waliba ka shaqaysan karto si bilaash iyadon la waydinayn CV iyò. Wixi lamid ah iyo maxad kasoo shaqaysayy iyo maxad taqaan affiliate marketing waxas ma taqaano kaliyah wax weyan in social mediya bages furato link lagu dhibi aad meel kaste dhigto waa qaab aad ufudud oo aay cid waliba samayn karto waliba si bilaash ah hadaba ka faideyso oo shaqeyso lacag malin kaste


Faido intee leeg ayaa ku jirt affiliate


Sido kale lacag ay bixiso wa mid aad u badan lamid mahan xayaysiskii barigii hore la bixin jirayy oo kan ayaa ka fufud oo isaga si aad uyar aad lacag ku qadaneyaa lacagtas aaad qadaneyaaa waa mid aad ubadan lacagta aad. Bil walba qadaneysaa waa mid udhaxaysaa 500 _ 5000 dollar waa

 mid aad ufaido badan aadna udhib yar koli somalidu aad ayay ujeceshayy jiif oo jaq marka waxan filaya in ay tani tahay jiig oo jaq somalidu waa inayy aad ugu faidaysataa sido kale waxay kaga duwan tahay in adigo wax baranaya ama shaqadadii kale ee. Cadiga ahayd haysta in hadana aad shaqaysan karti oo wax ka yar 1 ama ka yar 2 sacadood ayaa ku shaqasaneyaaa oo maba ahama wax ka raba sacado badan sida shaqoyinka kale


Wamaxayy farqiga udhaxeya marketing iyo affiliate marketing?


wa maxay farqiga udhaxeya xayaysiskan iyo kii barigii hore, wax udhaxeya farqi aad uwayn ah kaaf iyo kala dheeri ah maxa yelayy kii barigii jore journalka yaa lagu so qori jiray ama tv ayaa lasoo istagi jirayy aad ayay udhib badnayd marka le ego wakhtigan aynu hada jogno hada waxas waa laga bxayy oo wàx walba wax laga dhigayy

 online ah in wax kasto la keno internerka online lagu kala ganacsado hada wax walbo wax laga dhigayy online iyo in softwares lagu kala ibsado wax 


Shirkadee ayaa ugu fican affiliate progarm


Shirkado aad uu badan ayaa bixiyah affiliate progarmka 
Laakin mid midka kale ayay ka wangsen tahayy oo xaa commssionka ayay kaga wanagsan tahayy tan kale,
Sadexda shirkadod ee ugu wanagsan affiliate waa,

 Amizon, imbact,alibab 






Post a Comment

0 Comments