●Sidee ayaa alab loga so ibsada alibaba
Waa maxay alibaba
Alibaba waa shirkad wayn oo ah ganacsiga online ta ah iyo mid cadi alibaba wax la asaasy sanadi 19999 waxana sameyaya jack ma iyo koxdisa alibaba intaas wixi ka danneyay alibaba waxayy noqotayy gob hoy unoqota dhaman ganacsatada adunka odhan oo aduunkii ayaa meel kale ujahystayy oo ganacsi adunka muhim u ah ayay kusoo korshisayy oo wagas lama aqoon online Business markii shirkadani online Business so kordhisayy ayaa adunka odhan layaab ku noqotayy oo taas oo dhigtay mid idhaha calamka so jedata oo sanado yar gudaheda adunka odhan ku qabsata alibaba waa waa hoyga dhaqalahaa aduunka
alibaba wa shirkad ah B2B ganacsiga lo yaqaano
Taa oo isku xirayaa ganacsatada raba jumlad inay si easy ah ku helan hadana adigo joga adunka ayaad waxad donta ka dalbaneysaa ai dhib yar ayay kugu kenayan oo wana shirkada ku xiran yihin dhaman ganacsatada aduunka odhan sababta taas keentay ayaa ganacaiga Sidan ah B2B, C2C' iyo B2C haababkan kala duwan ayaa ayaynu isla arki dona ahirk
Sidee alab loga dalbada alibaba
Adigo goob kastee joga ayad wax ka dalban kartaa alibaba inaad si easy ah aad waxad rabto u heshid wax ku sahleysa adeegyada wangasan ee uu bixiyo albaba hadana shanta adeeg ee ugu muhimsan ee ku sahlaysa inaad si fudud wax uga dalbato alibaba
1• what is alibab/wamaxay alibaba
Alibaba suuq ganacsi ah oo calami oo isku xidha dhaman ganacsatada aduunka sida Business to Business ama sida caanka loo yaqano oo ah B2B ganacsiga nocan ah ayaa ka dhigtay alibaba mid caan ah oo dunida odhan loga bahan yahay
2• taobao
Taobao waa habka u sahlaysa ama u fudaydisay in ganacastada kale ee way wayni alibaba wax kasoo ibsadan waliba qaab jumlad ah , shirkadaha waa wayn ee kala aha ebay iyo amazon aya adeegan badecoyinka kala duwan kasoo ibsada shirkadahan ebay iyo amazon waxay ku dhex noolyihin alibaba oo alibaba ayaa ganacsigodu ka bilowdayy 》 taobao《 waa habka ganacsi consuner to consumer*C2C* habkan wa ayay ganacsatadu wax uga so ibsadana shirkada alibaba
3• Tmall
Tmall wa habka ay isku so dhow yihin taobao oo ah habka ganacsi ee amazon badecoyinka uga so ibsato alibaba ganacsigan ayaa lo yaqana Business to consumer( B2C) waa habka ganacsi ee amazon ugu xiran tahayy maa ay iskugu xiran yihin amazon iyi alibaba, ganaciga nocan ah ayaa dunida ka dhigtay mid casri ah oo idhaha calamka so jidaada madama labada shirkaad yihin labada shirkadoda ee ugu wayn dunida markay noqoto Businesska oo si wayn lo xiseyo wakhti xadirkan
4• alibaba cloud
Alibaba cloud ama adeega daruraha)
Adeegan ayaa ah mid casri oo dunida odhan ayaa tartan usoo gala si aay u helan shirkadaha ugu wayn ee tartanka usoo gala waxa kamid ah Amazon,google cloud, iyo (AWS)
SAbabta kentay adeegan ayaa mid casri oo adeegyo dheri ah ayaa la socda
5• aliexpress
Aliexpress waa adeeg calami ah oo in badan laga so shaqeyaya waliba si aad uu casri oo alixpress wakan sababay in si calami ah oo fudud wax uga ibsadan macamisho iyado ah jumlo iyo tafariqba iyo qabab kalo badan oo ay macamisha aad usoo jidatayy adeegan markii lagu kordhiyay ayaa idhaha calamka odhan so jidatay markas ka dhigtay mid aad u caan oo calamka odhan uu isticamalo
Taasi waa habka alibaba aduunka odhan u adeegsadan
Hadaba side geska africa loga isticmala
Sida kenya,somalia, djabuti iyo ethiopia
Iyo dalalka kale ee africaba ama calamka oo waa isku mid uun sida alibaba wax loga dalbado
1• sameyso account
Is diwan gali adigo galinay gmail kaga iyo magacaga iyo lanbarkaga
2• radi alabta aad rabto inaad dalbato
Search tag ku qor alabta magaceda, tusaale "sacad" ama "surwaal" oo kale
3• la xirir alab qaybiyah (supplier)
Riix oo click sii contact supplier ama dheh chat now si aad ula hadasho supplierka oo wayii su,alah muhimka ah sida gorta lo kenayo alabta kg ama culeyska alabta"
4• lacag bixinta
Alibaba waxay ledahay nidaam aad loga taxadirayy oo la yirahdo trade assurance kaas oo ilalinaya inay lacagtasi lunto ama la xado oo kale hab kamid ah hababka casriga ah ee alibab adunka kale dheer yahay
5• garsinta shippinka
Waydii alab qaybiyaha habka ay ugarayso dhl fadex D2D ama markaba so qadaya hadi anad itas samayn karin wax jira dad ka cawinaya meel kaste diyaar kugu aha oo iyagu waxan ka. Shaqaysta sido kale waa muhim inaad ka taxadirto qaybtan maxa yelay waa waa qayb aad mashquul badan oo hadii aad wax qalado wax dhici karta in aad alabta sas ku waydo oo sidas qasare kusoo gadho
6• cashuraha & Kastamka
La xarir kastamka dalkaga ama dekad ay alabto kasoo dagayso si aad u ogato cashurta alabtada laga qadayo sii aad iskaga hubisid lacaģa intay leegtahay
Talo
1• iska hubi
xogta aad galisayy markii aad samaysanysayy account
2• si diyaarso Kastamka
intanad alabta dalban si diyaarso meshii alabta ay kugu so dagi lahyd oo dekada kugu dhow aminigedana isku amini kartid kusoo dagso alabtada
3• supplier
Isku day inu supplier si fican ku fahmay oo maxa yelayy hadii aad qaldo waxad aad doneyso wax dhici karta inuu wax kale ku keno oo anad rabin
0 Comments